Wax tarka saliida hemp seed oil ๐Ÿ˜



Asalaamu caleeykum dhamaan asaxaabta qaaligaa insha Allah kusoodhawaada channel ka iyo barnaamijkii caafimaadka iyo barashada saliida hemp seed oil …

14 Comments

  1. Mame wlhi aad iyo aad ayad u mahadsantahay maxa yelay markan bilaway inan wax ka faido nafteyda ayan jecladay ee ilahey haku jeclado mamo xabibati. ๐Ÿ˜š๐Ÿ˜š๐Ÿ˜š๐Ÿ˜š๐Ÿ˜š

  2. Asc Jazakallahu kheyr marwalaba aad nagu cawineyso Masha allah tawarakallah wax badan oo anan ogen ba ka fa idana hemp seed salida iyo budada keba fican inala so gato adigo mahadasan

Leave a Reply to zainab Abu Cancel reply

Your email address will not be published.


*